Icon for content type Article

Xaaladaha Qooyska ee Ilaalinta Qawaniinta Cadaalada Guriyeenta

Milkiilayaal badan ama bixiyaasha guriyaha ayaan aqoonin mas’uuliyadaha ka saaran qooysaska carrurta leh ama aan xitaa ogeyn in qooysaska carrurta leh ka mid yihiin kooxaha sharciga daafaca sida shuruucda guryaha ee khuseeya takoorka ay qabaan sidaa ayeysan uga dhigi karin guriyaha kuwo aan la heli karin amaba ugu diidi karin hooy sabab ah inay… More