Pine Tree Legal Assistance Pine Tree Legal Assistance

Home

Links

Legal Help

Court Forms

About Pine Tree

News

Search

Cool Stuff





How to Get Help from Pine Tree

Offices

Priorities

Funding

Eligibility

Annual Report



pdf version.PDF, more information

Ma u Baahan Tahay Gargaar Sharciga ah?

Soo wac Gargaarka Sharciga ‘Pine Tree Legal Assistance’
Waa gargaar xagga sharciga ah oo loogu talogalay dadka dhaqaalaha yar ee dagan gobolka Maine.

Hay’ada ‘Pine Tree Legal’ waxay bixisaa gargaar xagga sharciga ah oo bilaash ah oo la siiyo dadka dhaqaalaha yar ee ku nool gobolka Maine.

Iyadoo sababtu tahay shaqaalayaga oo yar, ma caawin karno qof kasta oo noo baahan. Dhibaatooyinka sharciga ee ay dhici karto in annu dadka ka caawino waxa ka mid ah:

  • Guryaha
  • Dhibaatooyinka cashuurta
  • Budhcadnimada guriga ka dhacda
  • Helitaanka daryeelka caafimaadka
  • Dhibaatooyinka iskuulka
  • Furitaanka iyo xuquuqda waalidka
  • Barnaamijyada dawladda sida TANF, ASPIRE, SSI, Raashinka ‘Food Stamps,’ ama MaineCare.

Wixii kale ee ah dhibaatooyin sharci, fadlan nala soo xirir si ad ogaatid haddii annu ku caawin karno. Dadka kama aan caawin karno dhibaatooyinka xeerka ciqaabta ama xeerka taraafigga.

Haddii ad tahay dhibane lagula kacay budhcadnimo guriga dhexdiisa ka dhacday, ama haddii ay ku haysato dhibaato ah cashuurta dakhliga, waxa dhici karta in annu awoodi karno in annu ku caawino xiitaa haddii ad leedahay dhaqaale sare.

Wac ama tag xafiiska Pine Tree ee kuugu dhow. Haddii aanad Ingiriisiga ku hadlin, isla markiiba weydiiso turjubaan. Waxa annu ku siin doonaa turjubaan lacag la’aan ah.

Si ad tilifoon nagula soo xirirtid, soo wac 774-8211. Haddii aanad Ingiriisiga ku hadlin, sug soo-dhaweynta af Soomaaliga ah. Soo-dhaweynta ka dib, waxa laguu sheegi doonaa inad riixdid butoonka ama lambarka [4] ee ku yaalla tilifoonkaaga. Ka dibna raac tilmaamaha kuu sheegaya sida fariin loo dhaafo. Annaga oo turjubaan wadana ayaanu dib kuu soo wici doonaa.


new Sharciga Qooska (Family Law) (October 2008)
Basic information about how family law works in Maine (downloadable slideshow, ~3mins). This project sponsored by the Lewiston Education Fund.

new Sharciga Guri Kireeyaha lyo Ka Kireeystaha (Landlord/Tenant Rights) (October 2008)
Basic information about renting a home (downloadable slideshow, ~3mins). This project sponsored by the Lewiston Education Fund.

new Sharciga Xaquuqda Macmiilka (Comsumer Rights) (October 2008)
What to do if you buy a defective product; warranty laws. (downloadable slideshow, ~3mins). This project sponsored by the Lewiston Education Fund.

new Baabuurta (Automobiles) (October 2008)
Basic information about buying a car and getting repairs (downloadable slideshow, ~3mins). This project sponsored by the Lewiston Education Fund.

Cadaaladda Guryaha: Xaqa Aad u Leedahay Guri Kireysasho ama Guri Iibsasho (Fair Housing) (Janaayo 2003)

Tusaha Ka Hortagga Ficillada Xadgudubka Iyo Hanjabaadda Court Guide to Protection from Abuse and Harassment Actions and Court Forms (Luulyo 2004)


Rugta Internetka


Pine Tree Legal Assistance
Home | Site Search | Feedback | Terms of Use | Learn about Maine Law | Staff Only | Board
KIDS LEGAL | HelpMeLaw | Volunteer Lawyers Project


Creative Commons License
The work on this website is licensed under a Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivative Works 3.0 United States License.
You are welcome to copy and distribute this material as is, but not for commercial purposes.
You may not alter, transform, or build on this work without our permission, but feel free to ask.